fbpx

Muslimernas Begravningsbyrå

Kusoo dhawow Muslimernas Begravningsbyrå!

Mid ka mid ah kuwa ugu adag waayo-aragnimooyinka qofku ka mid noqon karo waxaa ka mid ah inuu kaa dhinto qof aad jeceshahay. Dhammaanteen waddadaas waa wada mari-doonna, laakiin dhinaca kale waxaad u baahan lahayd caawimaad iyo taageero sida xilliyadan adag, waana halkaa doorkeennu ka soo galayo.

Qorsheynta aaska

Waad nala soo xiriiri kartaa si aad u ballansatid kulan. Kulankani wuxuu dhici karaa mid waji ka waji ah, ama taleefan, ama muuqaal (video). Waxaad sidoo kale naga soo wici kartaa. 0722 – 819 819, waxaan furan nahay 24 saacadood maalintii, 7 maalmood usbuucii

Waxaan joognaa halka aad joogto

Muslimernas Begravningsbyrå waa guri aas qaran laga sameeyo oo Iswiidhan oo dhan ka shaqeeya. Taas macnaheedu waxa weeye waxaan kaa caawin karnaa qabanqaabinta aasaka iyo meelaha kale ee dalka oo aan ahayn goobta aad ku nooshahay.

MACAAMISHA AMAAHDOODA

Waan ku caawini karnaa meel walba aad joogtid

Waxaan khibrad ballaaran u leenahay qaabeynta dhammaan noocyada aaska. Mahad ha' usugnaatee Muslimernas Begravningsbyrå ka shaqeeyo Iswiidhan oo dhan, waxaan kaa caawini karnaa qabanqaabinta aaska meel kasto xitaa magaaldaa ku nooshahay haba ahaatee.

Saacadaha furitaanka

Furan 24 saacadood maalintii, 7 maalmood usbuucii

Waan kuu joognaa

so